Web Project

Cige Dental Clinic

Website casri ah oo loogu talagalay adeegyada caafimaadka, bukaan is-diwaangelinta, iyo maareynta ballamaha.

Dulmar Kooban

Hargeisa Care waa website caafimaad oo casri ah oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo adeegyo caafimaad oo tayo leh, lagu fududeeyo is-diwaangelinta bukaannada iyo ballan-qabashada, isla markaana lagu helo macluumaadka dhakhaatiirta.

Ujeeddooyinka Mashruuca
  • In la dhiso website caafimaad oo xirfad leh, casri ah oo ammaan ah.
  • In la fududeeyo is-diwaangelinta bukaannada iyo ballan-qabashada online-ka.
  • In la xoojiyo khibradda isticmaalaha iyo helitaanka adeegyada caafimaadka online-ka.

Habka Shaqada

Waxaan ku bilownay fahamka baahiyaha rugta caafimaadka iyo isticmaalayaasha website-ka. Kadib waxaan diyaarinay naqshadda UI/UX, qaab-dhismeedka bogagga, qaybaha adeegyada caafimaadka iyo nidaamka ballan-qabashada. Ugu dambayn waxaan horumarinay website responsive ah oo si habboon uga shaqeeya desktop, tablet iyo mobile.

Natiijooyinka Mashruuca
+68% Booqashooyin Traffic
+55% booqashooyin online
+40% kalsooni iyo ka qayb gal Engagement