Hargeisa Digital — Logo Package
primary logo Dulmar Kooban
Logo Package-ka Hargeisa Digital waa ururin astaamo rasmi ah oo loogu talagalay aqoonsiga muuqaalka shirkadda. Waxa uu soo bandhigayaa Primary Logo iyo noocyo kale oo loo diyaariyay isticmaalka website-ka, baraha bulshada iyo aaladaha digital-ka.
Ujeeddooyinka Logo-ga
- In la abuuro astaan muuqaal oo gaar u ah Hargeisa Digital, fududna loo aqoonsan karo.
- In la diyaariyo noocyo logo ah oo ku habboon qaabab bandhig iyo cabbirro kala duwan.
- In la ilaaliyo isku ekaanshaha astaanta marka lagu isticmaalo website, social media, documents iyo aaladaha digital-ka.
Natiijooyinka Logo-ga
- Aqoonsi muuqaal oo mideysan oo matalaya Hargeisa Digital.
- Logo Package ka kooban Primary, Secondary, Horizontal, Icon iyo Favicon, oo mid kasta leeyahay qaab bandhig u gaar ah.
- Astaamo si fudud loogu adeegsan karo website, baraha bulshada iyo meelo kale iyadoo la ilaalinayo muuqaalka rasmiga ah ee shirkadda.







