hargeisa digital
full branding Dulmar Kooban
Si kooban: Design System waa xeerarka iyo agabka aynu wax ku naqshadaynayno, UI Design-na waa naqshadda aynu agabkaas ku samaynayno.
Sidaas darteed, labadaba si gaar ah ayaynu ugu diyaarinaynaa mashruuca hudheelkeenna.
Typography
HARGEISA DIGITAL
heading · Roboto
Weights · bold
Ciwaanada iyo ciwaan hoosaadka
Color Palette
- #1717D5primary blue
- #9E18D6secondary
- #1CD618green
- #223221dark black







