Packaging Project

Mashruuc Branding oo qabyo ah

all packaging

Faahfaahinta Xirmooyinka

  • paper bag

    Walaxda
    salad
    Cabbirka
    20/15 cm
    Dhamaystirka
    nshqad
  • pouch

    Walaxda
    bac
    Cabbirka
    30/20
    Dhamaystirka
    sanduuq
Dulmar Kooban

Logo Package-ka Hargeisa Digital waa ururin astaamo rasmi ah oo loogu talagalay aqoonsiga muuqaalka shirkadda. Waxa uu soo bandhigayaa Primary Logo iyo noocyo kale oo loo diyaariyay isticmaalka website-ka, baraha bulshada iyo aaladaha digital-ka.

Ujeeddooyinka Packaging-ka
  • In la abuuro astaan muuqaal oo gaar u ah Hargeisa Digital, fududna loo aqoonsan karo.
  • In la diyaariyo noocyo logo ah oo ku habboon qaabab bandhig iyo cabbirro kala duwan.
  • In la ilaaliyo isku ekaanshaha astaanta marka lagu isticmaalo website, social media, documents iyo aaladaha digital-ka.
Natiijooyinka Packaging-ka
  • Aqoonsi muuqaal oo mideysan oo matalaya Hargeisa Digital.
  • Logo Package ka kooban Primary, Secondary, Horizontal, Icon iyo Favicon, oo mid kasta leeyahay qaab bandhig u gaar ah.
  • Astaamo si fudud loogu adeegsan karo website, baraha bulshada iyo meelo kale iyadoo la ilaalinayo muuqaalka rasmiga ah ee shirkadda.