Cige Dental Clinic
hargeisa digital waa agency u xil saaran adeegyo digital casri ah, bixiyana afar service oo kala duwan
Waxaan bixinaa adeegyo xirfadeed oo dhamaystiran: Web Design, Web Development, Branding, UI/UX Design, iyo SEO, si aan u dhisno joogitaan digital oo xooggan oo ganacsigaaga u horseeda kobac.
</>Web Design & Development
Waxaan naqshadeynaa oo horumarinnaa website-yo xirfad leh, degdeg ah oo ku shaqeeya dhammaan qalabka.
Eeg Dhammaan Mashruucyada →
hargeisa digital waa agency u xil saaran adeegyo digital casri ah, bixiyana afar service oo kala duwan
Website casri ah oo loogu talagalay xarunta caafimaadka ilkaha ee cige dental
Branding
Ka daawo mashaariicda aan u samaynay ganacsiyada, laga bilaabo logo iyo aqoonsiga summadda ilaa naqshadda baakadaha.
View All Branding Project →
Aqoonsi muuqaal oo mideysan oo matalaya Hargeisa Digital. Logo Package ka kooban Primary, Secondary, Horizontal, Icon iyo Favicon, o

Sidaas darteed, labadaba si gaar ah ayaynu ugu diyaarinaynaa mashruuca hudheelkeenna.

waxaanu design garayna logo package dhamays tiran oo ka kooban dhamaan noocyada logada ee kala duwan
UI/UX Design
Waxaan naqshadeynaa website-yo, apps iyo dashboards diiradda saaraya khibradda isticmaalaha.
Eeg Dhammaan Mashruucyada UI/UX →
✦ Showcase
Waxaan gudaha ku tijaabiyey soo bixidda kaarka koowaad, kaydinta qalabka iyo tallaabooyinka, iyo labada gallery desktop-ka iyo moobilka.
SEO & Optimisation
Waxaan hagaajinnaa muuqaalka website-ka ee Google, taraafikada dabiiciga ah iyo helitaanka adeegyadaada.
Eeg Dhammaan Mashruucyada SEO →
✦ Showcase
Waxaan gudaha ku tijaabiyey daabicidda kaarka, filter-rada, raadinta iyo muuqaalka moobilka. SEO Project Details waa tallaabada xigta.
Xalal digital oo dhamaystiran oo u dhisan koritaanka iyo muuqaalka xirfadeed ee ganacsigaaga.
Website-yada casriga ah, degdeg ah, ammaan ah oo ganacsigaaga matala.
Dalbo Service Web ka →Aqoonsi ganacsi oo xooggan: logo, midab, typography iyo brand identity buuxa.
Dalbo Service Web ka →Naqshad isticmaale fudud, qurux badan oo waayo-aragnimo fiican bixisa.
Dalbo Service Web ka →Kobcinta muuqaalka website-kaaga ee Google si aad u hesho macaamiil dheeraad ah.
Dalbo Service Web ka →Hoos ka eeg faahfaahinta adeeg kasta, faa'iidooyinkiisa, iyo mashaariic tusaale ah.
Website ganacsi, hay'ad, ama adeegyo online ah oo casri ah, responsive, degdeg ah, oo ammaan ah.
Aqoonsi ganacsi oo dhamaystiran oo kuu saara tartanka una dhisa kalsoonida macaamiisha.
Naqshad fudud, qurux badan, oo diiradda saaraya waayo-aragnimada isticmaaleha (User Experience).
Kobcinta muuqaalka website-kaaga si uu uga muuqdo Google oo uu keeno traffic iyo macaamiil.
Nidaam cad oo fudud oo hubiya in mashruucaaga si xirfad leh, waqti ku habboon, loona gaarsiiyo natiijo tayo leh.
Waxaan marka hore fahamnaa baahidaada, yoolalkaaga iyo ujeeddada mashruuca.
Waxaan diyaarinayaa qorshe cad, wakhti shaqo, iyo istaraatiijiyad ku habboon yoolkaaga.
Waxaan samaynaa naqshad casri ah, fudud, oo u sahasha isticmaalaha.
Waxaan u rognaa naqshadda website shaqeynaya, ammaan ah oo xawaare fiican leh.
Waxaan tijaabinnaa, hubinnaa tayada, ka dibna si rasmi ah ayaan u daahfurannaa.
Noo sheeg adeegga aad u baahan tahay. Kooxdayadu waxay kaa caawin doontaa inaad fikraddaada u beddesho mashruuc guuleysta.
Halkan waxaad ka heli kartaa jawaabaha su'aalaha ugu badan ee ku saabsan adeegyada Hargeisa Digital iyo sida aan u shaqayno.
Hargeisa Digital waxay bixisaa adeegyo digital ah oo ay ka mid yihiin Web Design & Development, Branding, UI/UX Design, iyo SEO & Optimisation. Waxaan kaa caawinaynaa dhisidda muuqaal digital ah oo xirfad leh iyo kobcinta ganacsigaaga online-ka.
Waxaad dooran kartaa adeegga aad u baahan tahay, kadibna guji badhanka "Dalbo Mashruuca" si aad noogu soo gudbiso faahfaahinta mashruucaaga. Kooxdayadu waxay kula xiriiri doontaa si looga wada hadlo baahidaada iyo tallaabooyinka xiga.
Qiimaha mashruucu wuxuu ku xiran yahay nooca adeegga, baaxadda shaqada, iyo waxyaabaha aad u baahan tahay. Markaan fahanno shuruudaha mashruucaaga, waxaan kuu diyaarin karnaa qiimeyn ku habboon baahidaada.
Muddada mashruucu waxay ku xiran tahay nooca iyo baaxadda shaqada. Mashruuc kasta waxaan u dejinnaa qorshe iyo jadwal shaqo oo cad ka hor inta aan horumarintiisa la bilaabin.
Haa. Website-yada aan naqshadeyno waxaa loo sameeyaa inay si wanaagsan uga shaqeeyaan mobile, tablet, iyo desktop. Waxaan tixgelinnaa muuqaalka, fudaydka isticmaalka, iyo waxqabadka qalab kasta.
Waxaan kala hadli karnaa baahidaada taageero iyo dayactir website. Adeegyada iyo qorshaha taageerada waxaa lagu heshiinayaa iyadoo lagu salaynayo shuruudaha mashruucaaga.
Haa. Adeegga Branding wuxuu ka kooban yahay Logo Design, Brand Identity, midabbada, typography, iyo Brand Guidelines si ganacsigaagu u yeesho aqoonsi muuqaal oo isku xidhan.
Haa. Adeegga SEO & Optimisation wuxuu ka kooban yahay Keyword Research, On-Page SEO, Technical SEO, iyo hagaajinta waxqabadka website-ka si uu fursad wanaagsan ugu yeesho inuu uga muuqdo matoorada raadinta sida Google.