GrandStar Hotel Website
nooca mashruuca :
waxaanu nashqadaynaa oo aanu hori marinaa website-yo casi ah oo leh hutel booking system, dadkuna ay si dhib yar uga heli karaan mareegaha internet-ka
Waxaan soo bandhigaynaa guulaha mashaariicda dhijitaalka ah iyo naqshada casriga ah ee aan u dhisnay macaamiisheena si ay u gaaraan guulo la taaban karo oo dhiiri gelin leh.
waxaanu nashqadaynaa oo aanu hori marinaa website-yo casi ah oo leh hutel booking system, dadkuna ay si dhib yar uga heli karaan mareegaha internet-ka
waxaanu dhisnaa website loogu talagalay cisbitaal ilkeed ( dental clinic hospital ) oo muujinaya adeegyada, dhaqaatiirta iyo nidaamka balamaha online-ka ah.
waxaanu dhisnaa webiste hutel leh menu interective, gallery iyo online reservation system, sidoo kalena kuu keenaya macaamiil badan iyo koban ganacsi oo muuqda
Naqshadaynta aqoonsiga ganacsi iyo sumadda dhammaystiran ee Hargeisa Digital si looga dhex muuqdo suuqa, iyadoo loo sameeyay agab xafiiseed casri ah.
Waxaan naqshadeynaa interfaces casri ah oo fudud in la isticmaalo, kuwaas oo isku dara muuqaal qurux badan, isticmaal fudud iyo khibrad user oo heer sare ah.
Waxaan hagaajinnaa SEO-ga website-kaaga si uu uga muuqdo boosaska sare ee Google, u kordhiyo booqdayaasha dabiiciga ah, una gaadho macaamiil badan.
Waxaan diyaar u nahay inaan ka dhigno aragtidaada mid dhab ah.