Home > Nagu Saabsan

Nagu Saabsan Hargeisa Digital

Waxaan nahay Digital Agency casri ah oo ka go'an caawinta ganacsiyada inay helaan muuqaal dijitaal ah oo xirfad leh, casri ah, laguna kalsoonaan karo.

WAA AYO HARGEISA DIGITAL

Hargeisa Digital waa Xalkaaga Dijitaal ah

Waxaan bixinaa adeegyo Website Design, Brand Identity, SEO iyo Digital Marketing oo dhamaystiran. Ujeedkeenu waa inaanu ka caawino ganacsiyada inay korodhaan, helaan kalsooni, isla markaana helaan macaamiil badan iyagoo adeegsanaya xalal dijitaal ah oo casri ah.

Jimcaale Ibraahim Axmed
Founder & Creative Director
In ka badan 100+ Mashruuc oo la dhammaystiray
In ka bilan 100+
Mashruuc oo la dhammaystiray
QIIMAHA NAGA SHAQEEYA

Qiimahayada (Our Values)

1) Xirfad

Waxaan jecelnahay waxa aan samayno, waxaana diirada saarnaa tayo sare leh.

2) Daacadnimo

Waxaan la shaqeynaa si hufan oo daacad ah, isla markaana ilaalinaa kalsoonida macaamiisheena.

3) Hal-abuur

Waxaan abuurtaa xalal cusub oo hal-abuur leh si ay ganacsiyadu uga duwan yihiin tartanka.

4) Natiijo

Waxaan diiradda saaranaa natiijooyin muuqda oo keena korodhka ganacsiga.

5) Taageero

Waxaan joognaa mar walba si aan u taageerno oo u dhiiri gelino macaamiisheena.

Mashruuc Dhammaystiran
0 +
Macmiil Ku Qanacsan
0 %
Sano oo Waayo-aragnimo ah
0 +
Ganacsi Aan Ka Caawinnay
0 +
Taageero Joogto ah
0 /7

Koox Xirfadleh

Kooxdayadu waa khubaro ku takhasusay dhinacyada kala duwan ee digital-ka.

Waqtiyeynta Saxda ah

Waxaan dhammaan shaqada ku dhammaynaa waqtiga loo qorsheeyay.

Tayada Ugu Sareysa

Waxaan isticmaalnaa qalab casri ah iyo habraacyo lagu hubiyo tayo sare.

Isticmaalaha Marka Hore

Waxaan naqshadeynaa si khibrad isticmaale oo fiican loo helo.

Qiimo Macquul ah

Waxaan bixinaa adeegyo tayo leh iyo qiimo macquul ah oo la awoodi karo.

Taageero Joogto ah

Waxaan bixinaa taageero joogto ah xitaa marka mashruuca dhammaado.

MAXAA NAGA DHIGA DOORASHADA UGU FIICAN?

Sababaha Aad Noo Doorato

DIYAR MA U TAHAY?

Aan Ka Shaqeyno Mashruucaaga

NaLa Soo xiriir hadda oo hel la-tashi bilaash ah oo ku saabsan ganacsigaaga.