HARGEISA DIGITAL · OUR WORK

Shaqooyin Dijitaal ah oo Fikradaha u Beddela Natiijo.

Waxaan dhisnaa xalal dijitaal ah oo casri ah, kuna salaysan naqshad tayo leh, khibrad isticmaale oo wanaagsan iyo teknoolojiyad ganacsigaaga kobcisa.

Naqshad. Horumarin. Koboc.
OUR WORK

Mashruucyo Aan Dhisnay Natiijooyin La Taaban Karo

Waxaan la shaqaynay ganacsiyo kala duwan annagoo u keenay xalal digital ah oo casri ah, qurux badan, kuna saleysan natiijooyin dhab ah.

PORTFOLIO DIGITAAL AH

Mashaariicdii Ugu Dambeeyey

Eeg mashaariicda kala duwan ee aan u fulinnay macaamiisheena, kuwaas oo isugu jira mareegaha casriga ah iyo aqoonsiyada guud ee shirkadaha.

Luxury Hotel Website Screen Showcase WEB DESIGN

WEB DESIGN • 2024

Luxury Hotel Website

Website casri ah oo hotel booking ah oo leh nidaam online booking oo fudud oo ammaan ah.

Daawo Project ->
Dental Clinic Website Screen Showcase HEALTHCARE

WEB DEVELOPMENT • 2024

Dental Clinic Website

Website adeega caafimaad ah oo leh booking system casri ah iyo faahfaahinta takhasusyada.

Daawo Project ->
Restaurant Website Screen Showcase RESTAURENT

WEB DESIGN • 2024

Restaurant Website

Website restaurant ah oo soo bandhigaya menu-yada kala duwan, nidaamka miis dalbashada iyo gallery.

Daawo Project ->
NGO Organization Website Screen Showcase NGO

UI/UX DESIGN • 2024

NGO Organization Website

Website hay'ad samafal ah oo leh nidaamka tabarucaadka (donations) iyo soo bandhigidda warbixinnada.

Daawo Project ->
Real Estate Website Screen Showcase REAL ESTATE

WEB DESIGN • 2024

Real Estate Website

Website guryo iib ah oo leh nidaam filter baaris horumarsan iyo qaybta agents-ka shirkadda.

Daawo Project ->
GreenLeaf Brand Identity Screen Showcase BRANDING

BRAND IDENTITY • 2024

GreenLeaf Brand Identity

Brand identity buuxa oo ay ku jiraan logo, colors, typography iyo brand guideline dhamaystiran.

Daawo Project ->
Mashruucyo Dhammeystiran
0 +
Macmiil Ku Qanacsan
0 %
Sano Waayo Aragnimo
0 +
Ganacsi Aan Ka Caawinay
0 +
Taageero Joogto Ah
0 /7

MA HAYSATAA FIKRAD?

Aan Ka Dhigno Xaqiiqo!

La wadaag fikradaada khubaradayada si aan kuugu dhisno nidaam casri ah oo ganacsigaaga kor u qaada, adigoo helaya la-tashi bilaash ah.